(Sawirro) Dab qabsaday Suuqa Laascaanood iyo Boolis goobta gaaray oo la weeraray

Wararka ka imaanaya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa dab uu ka kacay qeybo ka mid ah suuqa hilibka iyo khudaarta ee magaaladaas. Gaadiidka Dab-damiska iyo shacabka qaarkood oo gurmad sameeyey ayaa ku hawlan sidii loo bakhtiin lahaa dabkaas oo aan la sheegin illaa hadda sababta kicisay. Waxaa goobta soo gaaray ciidamada … Continue reading (Sawirro) Dab qabsaday Suuqa Laascaanood iyo Boolis goobta gaaray oo la weeraray